In ka badan 70 Askari oo kamida Militry-ga Itoobiya ayaa is dhiibay hubkoodiina wareejiyay kadib markii ciidamada jabhada Fano ay hareereeyen xili ay kusugnaayeen deegaan lagu magacaabo mehel meda oo kuyaala jiida hore ee Koonfurta dalka Itoobiya.
Jabhadda Fano ayaa sheegtay in howlgal guuleystay oo ay qaadeen Ciidamadooda ay gacanta kudhigeen ciidamada dowladda ayna gacanta kuhayaan hub iyo ciidan badan .
Mohamed Koronto


COMMENTS