Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo Qalab iyo Gaadiid Lagu Wareejiyey (dhegaysi+sawirro)

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo Qalab iyo Gaadiid Lagu Wareejiyey (dhegaysi+sawirro)

Booliiska soomaaliya ayaa maanta waxaa lagu wareejiyay qalab ay ciidamada booliska ay ku shaqeeyaaan  Qalabkaan oo isugu jira gaadiidka Ciidanka ay isticmaalaan iyo Mootooyinka iyo qalab kale, waxaa la wareegay Taliyaha Ciidamada Booliska General Cabdixakiin Daahir Saciid (Saacid) iyo Wasiir ku xigeenka amniga.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com