Ciidanka Dowladda iyo Alshabaab oo ku Dagaalamay Degmada Baardheere (dhegayso)

Ciidanka Dowladda iyo Alshabaab oo ku Dagaalamay Degmada Baardheere (dhegayso)

Alshabaab iyo Ciidamada dowlada fadaraalka soomaaliya ayaa ku dagaalamay degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, Dagaalka ayaa dhaliyay khasaare isugujiray Dhimasho iyo dhaawac ,waxaana guulo ka gaaray dagaalkaasi ciidamada dowlada .

Hadaba Taliyaha Gaaska Koowaad ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Cabdullaahi Cali Caanood ayaa dagaalkaasi Waxaa kawaraystay Wiye irshaad oo Muqdisho daljir uga soo waramay.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com