cQaasim Salaad Xasan: “Si loo Helo Dib-u-heshiisiin Dhab ah waa in la isku Cesho Hantida la kala Haysto”

cQaasim Salaad Xasan: “Si loo Helo Dib-u-heshiisiin Dhab ah waa in la isku Cesho Hantida la kala Haysto”

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdiqaasim Salaad Xasan ayaa wareysi uu siiyey Radio Daljir kaga hadlay arrimo badan oo la xiriira xaaladda uu maanta ku sugan yahay dalka Soomaaliya, gaar ahaan dagaalada ku salaysan dhanka beelaha, xagjirnimada iyo siyaasadda. Isagoo intaas sii raaciyey “Si loo helo dib u heshiisiin dhab ah waa in laysu cesho hantida la kala haysto”

Md. Cabdiqaasim oo ku sugan dalka Masar ayaa dhanka kalana odorosay aragtidiisa la xiriirta dawladda cusub ee dhawaan ka dhalatay Soomaaliya iyo khilaafka wadamada Carabta.

Madaxweyne cQaasim wuxuu khadka telefoonka ugu warramay Axmed Sh. Maxamed oo ku sugan istudiyaha Daljir ee Bossaso.

Hoos ka dhegayso

 

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso $1 Golis prepaid ah.

Qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga Golis, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]

FAALLOOYIN

Website 0