Daacish oo Shaqaale Golis ku Dishay Tuulada Beelwacatay ee Ballidhidin (dhegayso)

Daacish oo Shaqaale Golis ku Dishay Tuulada Beelwacatay ee Ballidhidin (dhegayso)

Deegaanka Beelwacatay oo qiyaastii 19 u jirta degmada Ballidhidin ee gobolka Bari ayaa xalay koox hubaysan oo Daacish sheegatay kana kooban 9 qof oo afka soo duubtay waxa ay xalay tuulada ku dileen shaqaale ka tirsan shirkada isgaarsiinta ah ee Golis.

Kooxada oo marar badan soo weerartay degaanka ayaa hadana waxa ay gubeen xarumo dowlada ay leedahay oo isla deegaanka.

Hadaba si aan faah faahin uga helo sida ay wax u dhaceen waxaan qadka telfoonka ku waraysanay Xasan Ismaaciil Maxamed oo meydka ninkaas wax ka aasay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com