Daawo-Alshabab oo Baahisay Muuqaalka Askari Kenyan ah oo Gacanta Ugu Jira

Ururka Alshabaab ayaa soo bandhitgay askari Kenyaati ah oo ay maxbuus ahaan u heystaan, kaasoo baaq u diray dowladda Kenya iyo madaxweynaha dalkaasi Uhuru Kenyatta.

Askarigan oo lagu magacaabo Alfred Dayni Kilasi ayaa kasoo muuqday video ay baahisay Kooxda Alshabaab, wuxuuna dowladiisa weydiistay in la badbaadiyo, isagoo xiran dareyska ciidamada Kenya.

DAAWO

https://youtu.be/6YldaB7XPYs


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Daawo-Alshabab oo Baahisay Muuqaalka Askari Kenyan ah oo Gacanta Ugu Jira”

  1. Maxamuud yare

    Kenya ciidankeda joga somaliya wey ku fashilmen hadafkay la hayen awalba somalia kumeysan imaan rabi tan kumna jogane hana dhafen

U Jawaab Maxamuud yare Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com