Ku soodhawaada oo nala dhegaysta Barnaamijka Baraarugga haweenka ee aanu todobaadkan idiinku talogalnay oo ku saabsan, Habka ugu wanaagsan ee laysaga kaashan karo Caawinta haweenka ganacsigooda ay saameyntu ka soo gaartey Cavid-19.
Xaawo Axmed iyo Xasan Heykal ayaa si wadajir ah usoo jeedinaya
COMMENTS