Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka Taxanaha 78aad | (daawo)

Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka Taxanaha 78aad | (daawo)

Ku soodhawaada oo nala dhegaysta Barnaamijka Baraarugga haweenka ee aanu todobaadkan idiinku talogalnay oo ku saabsan: Faa’iidada haweenka ganacsiga yar yar heysta ugu jirta inay fahmaan ku ganacsiga baraha Bulshada.

Barnaamjka waxaa si wadajir ah usoo jeedinaya Xaawo Axmed iyo Xasan Heykal.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com