Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga.
Todobaadkan waxaan uga hadlaynaa barnaamjika, Muhiimad Intee le’eg bay haweenka ganacsiga haysta u leedahay inay metelaad ku yeeshaan rugta ganacsiga?
Hadaba Taxanaha 89aad waxaana soo jeedinaysa Xaawo Axmed
COMMENTS