Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga.
Todobaadkan waxaan uga hadlaynaa barnaamjika, Sida ugu haboobe ee uu qoysku u xalinkaro hadii khilaafaad uu ka dhasha ganacsiyada ay haweenkoodu kujiraan?
Hadaba Taxanaha 89aad waxaana soo jeedinaysa Xaawo Axmed.
COMMENTS