Kusoo dhawaada oo nala dhagaysta Barnaamijka Mawjadaha Baraarugga ee aanu todobaadkan idiinku talo-galnay oo ku saabsan: Sidee baa ku dHhiirashada qorshe ganacsi oo habooni, horumar u gaarsiinkaraa ganacsiyada haweenka gaar ahaan kuwa soo koraya?
Barnaamijku waa barnaamijkiinnii ee kasoo qayb gal wanaagsan.
Dhegayso.
COMMENTS