Ku soodhawaada oo nala dhegaysta Barnaamijka Baraarugga haweenka ee aanu todobaadkan idiinku talogalnay oo ku saabsan: Sidee ragu ay taageero u siinkaraan haweenka ka agdho ee haysta ganacsiyada yaryar xiliga adag ee Covid-19.?
Barnaamjka waxaa si wadajir ah u soo jeedinaya Xaawo Axmed iyo Xasan Heykal oo jooga Garoowe.
COMMENTS