DAREEN 25aad: Abaarta SIMA iyo Saamaynteeda (dhegayso)

DAREEN 25aad: Abaarta SIMA iyo Saamaynteeda (dhegayso)

Dhegaystayaal waa mar kale iyo taxanaha DAREEN oo todobaad walba Axadda iyo Jimcaha aad ka dhegaysataan FM-yada Radio Daljir iyo internetka ciwaanka aan ku leenahay ee daljir.com. Maanta waa DAREEN Taxanahiisa 25aad.

Hoos ka Dhegayso oo fadlan nala qaybso fikirkaaga iyo falcelisba.

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com