DAREEN 31aad: Abaaraha Soomaaliya iyo Saamayntooda (dhegayso)

DAREEN 31aad: Abaaraha Soomaaliya iyo Saamayntooda (dhegayso)

Dhegaystayaal waa mar kale iyo taxanaha DAREEN oo todobaad walba Axadda iyo Jimcaha aad ka dhegaysataan FM-yada Radio Daljir iyo internetka ciwaanka aan ku leenahay ee daljir.com. Maanta waa DAREEN Taxanahiisa 31aad.

Hoos ka Dhegayso oo fadlan nala qaybso fikirkaaga iyo waliba falcelis.

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com