Khilaafka Dastuurka Federaalka iyo Dawladda Puntland(dhegayso)

Khilaafka Dastuurka Federaalka iyo Dawladda Puntland(dhegayso)

Wasaaaradda Dastuurka iyo Arrimaha Federalka ayaa wada watashiyo ku aadan dastuurka dalka oo magaalada Muqdisho kaga qeybgashay shirar looga hadlayo isla arrimaha dastuurka.

Wasiirka Dastuurka Cabdiraxmana Xoosh Jibriil ayaan Garoowe muddo 4 beri ah u jooogay shirar uu la qaadanayay ururada bulshada iyo madaxda Puntland.

Hadaba si aan wax uga ogaano arrimahaas waxaan waraysanay Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Federalka Puntland, Cali Ciise Cali Maxamed, wuxuuna u waramay Cabdixakiiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com