Deeq Raashin oo ka Timid USA ayaa la Gaarsiiyey Geesa-weyne, Waqooyiga Galgaduud

HomeWararka

Deeq Raashin oo ka Timid USA ayaa la Gaarsiiyey Geesa-weyne, Waqooyiga Galgaduud

80 Qoys oo ku nool deegaanka Geesa-wayne ee Gobalka Galgaduud ayaa la gaarsiiyay deeq raashin ah oo ay soo dhiibeen Jaaliyada ku nool Maraylanka, kana soo jeeda waqooyiga Gobalka Galgaduud. Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warbixitaan ka soo diray Daljir Caabudwaaq. Hoos ka Dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/58efd9a20701006e1f8d0af6/80+Qoys+oo+ku+nool+deegaanka+Geesa-wayne+Gobalka+Galgaduud+ayaa+lgaarsiiyay+Deeq+Raashin+ah+oo+ay+soo+dhiibeen+Jaaliyada+ka+soo+jeeda+waqooyiga+Gobalka+Galgaduud+ee+ku+nool+Dalka+Maraykanka.mp3

Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)
DHEGAYSO Maanta iyo Maanhadal & Jamaal Faarax Aadan (JFA)
DFS oo codsatay in loo soo gacan galiyo 43 Markab si sharci darro ah uga kaluumeysatay Xeebaha Somaaliya

80 Qoys oo ku nool deegaanka Geesa-wayne ee Gobalka Galgaduud ayaa la gaarsiiyay deeq raashin ah oo ay soo dhiibeen Jaaliyada ku nool Maraylanka, kana soo jeeda waqooyiga Gobalka Galgaduud. Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warbixitaan ka soo diray Daljir Caabudwaaq.

Hoos ka Dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: