La-taliyaha dhinaca Milatariga ee Hogaamiyaha Sare ee Iiraan oo hadlay ayaa wuxuu sheegay inay iran diyaar utahay dagaal ayna is difaaceysa, wuxuu yidhi “Waxaan rajeyneynaa in dagaal cusub uusan qarxi doonin, laakiin haddii dagaal nalagu soo qaado, waxaan diyaar u nahay inaan is difaacno.
Lataliyaha Sare ee Hogaamiyaha sare ee iran ee dhanka militry-ga oo ka hadlay marinka Hormuz ayaa idhi.
“Haddii Mareykanka uu fuliyo soo jeedinteenna, waxaan diyaar unahay habab ay maraakiibta uga gudbaan Marinka Hormuz.”
Tani ayaa imaaneysa xili Madaxweynaha Mareykanka uu Golaha Amaanka ee QM uu ugu hanjabay iran isaga oo kuhanjabay in iran uu dhulka lasimi doono.
Mohamed Koronto


COMMENTS