Dejinta Manhaj Qaran oo Muqdisho Looga Shirayo (dhegayso)

Dejinta Manhaj Qaran oo Muqdisho Looga Shirayo (dhegayso)

Wasiirka Wasaaradda  Waxbarashada iyo  Tacliinta Sare  Mudane  Cabdiraxmaan Daahir  Cismaan ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray shir laba maalmood socon doona oo looga hadlay dejinta manhajka qaran ee Soomaaliya.

DHEGAYSO

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso $1 Golis prepaid ah.

Qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga Golis, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]

FAALLOOYIN

Website 0