Taariikhda markii ugu horreysay ayaa dalka Mareykanka oo indhawaalaba dhaqaalihiisu hoos u sii liicayey waxaa lagu yeeshay deyn kor u dhaaftay $40 tirilyan, taas oo u dhiganta in qof kasta oo Mareykan ah lagu leeyahay lacag dhan $120,000 USD.
Su’aasha waayahaan reer Ameerika is weydiinayaan baa ah, “midowga gobolada Mareykanku ma sii jiri doonaan, mise sida Soomaaliya ayaa gobol walbaa dhinaciisa dawlad gaar ah uga dhawaaqi doonaa?”
Nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaagaba.
> Daljir Media


COMMENTS