DFS oo Shaacineysa xiliga Doorashooyinka guud ee dalka xili lagu kala qaybsan yahay doorashada uuna jirin heshiis doorasho oo lagu heshiiyay.
Gudida Doorashooyinka ayaa maanta magaalada Muqdisho kuqabanaya xaflad ay ku asteeynayaan Doorashooyinka labada gole ee Baarlamaanka iyo aqalka Sare.
Madaxweyne Xasan sheekh ayaa qaaday talaaba kale oo kamid ah barnaamijkiisii cidna loo joojin maayo.
Midowga Golaha Mustaqbalka ayaa lasugayaa talaabada ay qaadi doonaan.


COMMENTS