(Dhagayso) April 2016 Barnaamijka Martisoor oo lagu casumay Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Sangub

Muqdisho, April, 2016 – Dhagayso Barnaamijka Martisoor oo lagu casumay Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Sangub, abwaanku waxaa uu si qoto dheer uga sheekaynayaa waayihiisii fanka iyo taladiisa xaalka maantay. Abwaanka waxaa Muqdisho ku waraystay waiye Khadar Cawl Ismaacii, waxaase banaamijka Martisoor idiin soo saaray Axmed Shiikh Maxamed Tallman.

Hoos ka dhagayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com