
Burtinle, 25, Febru, 2016 -(Daljir)_Maamulka degmada Godobo jiiraan ee gobolka Nugaal ayaa sheegay in uu jiro khilaaf u dhaxeeya laba masuul oo ka tirsan dowladda ,taasi o ku salaysan isku haysasho xilka xoghayaha degmada ah.
Dhagayso
Audio Player
COMMENTS