DHAGAYSO:Martisoor iyo Qaybti Sedexaad ee Waraysigii Cali Khaliif Galaydh

Burtinle, 25, Febru, 2016 -(Daljir)_Ku soo dhawaada Barnaamikii Marti-soor Qaybtiisi Sedexaad oo aan ku waraysanayno madaxweynaha Maamulka Khaatumo State Cali Khaliif Galaydh.
 
Waraysiga waxaa uu madaxweynuhu kaga hadlaya caqabadihii ka hor yimid dowladdii uu raysul-wasaaraha ahaa ee uu madaxweynaha ka ahaa Cabdul-Qaasim Salaad Xasan.
 
Dhagayso 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com