Dhaqaatiirta isbitaalka GMC ee Magaalada Gaalkacyo oo ka hadlay Qoys dhibane u ah Taliska Booliska

Dhaqaatiirta isbitaalka GMC ee Magaalada Gaalkacyo oo ka hadlay Qoys dhibane u ah Taliska Booliska

“Labo Wiil oo walaalo ah bey ahaayeen mid wuu dhintay kii kalane muddo saddex bilooda baa la tacaaleyney hadda aad buu ufiican yahay wuxuune meesha hadda u jooga ciddii dhibka u geysatay oo illaa hadda aan u imaan” Dhaqaatiirta isbitaalka GMC ee Magaalada Gaalkacyo oo ka hadlay Qoys dhibane u ah Taliska Booliska Gobolka Mudug oo Dhaawac iyo Dhimasho ugeystay labo wiil oo walaaalo ah.”

> Daljir Media

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com