DHEGAYSO-Howlgalo Ammaanka Lagu Xaqiijinayo oo Garoowe Ka Bilaabanaya

Laamaha ammaanka dowladda Puntland ayaa magaalada Garoowe ka bilaabayo howlgalo ballaaran oo ammaanka lagu xaqiijinayo, sida ay xaqiijiyeen wasiirka amniga, saraaakiisha ciidanka, maamulka gobolka iyo kan degmada Garoowe.

Wasiirka Amniga dowladda Puntland Cabdi Cali Xirsi Qarjab oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ay qaadayaan tilaabooyin deg deg ah oo lagu xaqiijinaayo amniga magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland.

DHEGAYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com