HomeUncategorizedMARTISOOR

DHEGEYSO-Barnaamijkii Martisoor iyo Tallman (Marti MKu-xigeenka Puntland).

Garoowe, Novb 03 2016--Kulan wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii Martisoor ee Radio Daljir, oo ah todobaadle habeen kasta oo Khamiis ah kadhegaysataan FMyada Daljir ee Soomaaliya, kana Daalacankadhaan Daljir.com.

Dr. Saleebaan Ciise (Xaglatoosiye) ayaa marti ku ah barnaamijka MARTISOOR ee warbaahinta Daljir
MARTISOOR: HALIS LOO MARAY NABADEYNTA GAALKACYO & DOORKII HALISEED EE DOWLADAHA SHISHEEYE QAARKOOD (daawo)
MARTISOOR & Sanatar Gaagaab: Waayo hore, Dhismihii Puntland & Waliba Waayihiisa Siyaasadda

Garoowe, Novb 03 2016–Kulan wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii Martisoor ee Radio Daljir, oo ah todobaadle habeen kasta oo Khamiis ah kadhegaysataan FMyada Daljir ee Soomaaliya, kana Daalacankadhaan Daljir.com.

Todobaadkaan barnaamijka waxaa marti ku ah madaxweyne ku-xigeenka Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey, waxaana xarunta Daljir Garoowe  kasoo jeedinaya Axmed Sheekh Maxamed.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: