DHEGEYSO-Faysal Cali Waraabe oo farriin u diray barlamaanka Soomaaliya.

Hargeysa, Feb 05 2017-Faysal Cali Waraabe oo ka mid ah Siyaasiyiinta Maamulka Soomaaliland ayaa Xildhibaanada labada Golle ee Baarlamaanka Soomaaliya gaar ahaan kuwa ka soo jeeda degaanada Soomaaliland ugu baaqay in ay doortaan hoggaan samata bixin kara Dalka Soomaaliya.

Faysal Cali Waraabe ayaa waxa uu sheegay in Xildhibaanada looga baahan yahay in ay si Cadaalad ah u doortaan hoggaanka ay dooranayaan islamarkaana ka shaqeeyaan samata bixinta dadka Soomaaliyeed.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com