DHEGEYSO-Garaad Cabdullaahi Cali Ciid oo ka hadlay qorshaha Donald Trump ee Soomaaliya.

Boosaaso, Mar 06 2017-Garaad Cabdullaahi Cali Ciid oo kamid ah isimada Puntland aqoon durugsana u leh arrimaha ciidamada ayaa waraysi uu siiyey waxa uu ku gorfaynayaa siyaasadda Donald Trump iyo damiciisa Soomaaliya gaar ahaan dhanka ciidamada.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com