Muqdisho, Mar 18 2017-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dalka ka dhoofay, iyadoo si heer sare ah loogu sagootiyay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.
Xasan Sheekh Madaxweynihii hore ayaa u ambabaxay dalka Turkiga, isagoo raacay Diyaarada Turkish Airlines duulimaadkeedii maanta oo jimco ah.
U dhaaf Halcelis