DHEGEYSO-Musharax Cali Xaaji,*Dibudhaca doorashada waxaa mas’uul ka ah madaxda xilka haysa*.

Garoowe, Dec 04 2016-Waxaa markale dibudhac kuyimid doorashada hogaanka barlamaanka iyo madaxtinimada Soomaaliya, iyadoona arrinkaasi ay walaac ka muujiyeen musharixiinta xilka madaxtinimada ee Soomaaliya.

Dr Cali Xaaji Warsame, waxa uu kamid yahay musharixiinta sida weyn u dhaliilsan hanaanka wax u socdaan iyo sharciga oo la baalmaray, isagoona ku eedeeyey dibudhacyada socda madaxda xilka haysa waqtigaan.

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso $1 Golis prepaid ah.

Qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga Golis, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: falcelin@gmail.com

FAALLOOYIN

Website 0