DHEGEYSO-Natiijada Imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare ee Puntland oo lashaaciyey.

(July 05 2016)-Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Puntland ayaa maanta magaalada Garoowe kaga dhawaaqay natiijada Imtixaankii shahaadiga ee deegaamada Puntland laga qaaday sanadkaan.

Axmed Saahid, oo ah agaasinka imtixaanaadka guud ee Puntland ayaa ku dhawaaqay natiijada Imtixaankaasi, gaar ahaan imtixaankii form fourka ama fasalka 12aad iyo qaabkii uu u dhacay.


Posted

in

by

Tags:

Comments

7 responses to “DHEGEYSO-Natiijada Imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare ee Puntland oo lashaaciyey.”

  1. abdulkarim jama wacdiyaw

    masha allab puntland galmudug horu usoco

  2. abdulkariim jama ismail mr gabyaw

    masha allah guul puntland waligaa horu usoco

  3. Lamayaqaan

    12.actober

  4. osmaan

    Maansha allaah guuul iskuulada puntland hambalyo

  5. Lamayaqaan

    Guul puntland

  6. sharmaarke

    Waa hormar lagaaray ane lataaban karo

  7. sharmaarke

    manshaa’allaha Waa horumar lagaaray wane imtixaan rutii si adha loga baran day alle haka abaal mariyo

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com