Boosaaso, Feb 23 2017-Wasaarada kaluumaysiga iyo Qayraadka Bada Puntland oo maanta shir jaraaid ku qabatay Magaalada Bosaaso ayaa ka warbixisay 7 Markab oo an nooca kaluumaysiga oo ku xiran Dekeda Bosaaso kuwaas oo ka yimid Dalka Jabuuti oo ay Heshiis lagashay Wasaaradu. kadib Markii Maalmihii udabeeyay kaluumaysatada Puntland Cabasho ay ka keeneen Maraakiibtaasi kaluumaysi.
DHEGEYSO-Wasaaradda kalluumaysiga dowladda Puntland oo ka hadashay doonyo ku xiran dekedda Boosaaso.
Newer Post
Maanhadal – 18 Febraayo 2017
COMMENTS