DHEGEYSO-Wasaaradda kalluumaysiga dowladda Puntland oo ka hadashay doonyo ku xiran dekedda Boosaaso.

Boosaaso, Feb 23 2017-Wasaarada kaluumaysiga iyo Qayraadka Bada Puntland oo maanta shir jaraaid ku qabatay Magaalada Bosaaso ayaa ka warbixisay 7 Markab oo an nooca kaluumaysiga  oo ku xiran Dekeda Bosaaso  kuwaas oo ka yimid Dalka Jabuuti oo ay Heshiis lagashay Wasaaradu. kadib Markii Maalmihii udabeeyay kaluumaysatada Puntland Cabasho ay ka keeneen Maraakiibtaasi kaluumaysi.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com