HomeUncategorized

DHEGEYSO-Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Khaatumo oo kahadlay banaan baxyada Buuhoodle.

Buuhoodle, Mar 13 2017-Wasiirkii hore ee arrimaha maamulka Khaatumo oo kamid ah dadka diidan maamulka Khaatumo iyo Soomaaliland ayaa shaaca ka qaaday in shacabka Buuhoodle aysan dan gaar ah ka lahayn Cali Khaliif ayse ka hor imaanayaan cid walba oo la shaqaysa Soomaaliland.

Xildhibaan Barre Hiiraale oo ku xiran magaalada Doolow ee ismaamulka Somalida Itoobiya.
Dowladda Puntland oo Dhakhaatiir u Dirtay Goobaha ka baxsan laamiga
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo eedayn ujeediyey S/land.

Buuhoodle,  Mar 13 2017-Wasiirkii hore ee arrimaha maamulka Khaatumo oo kamid ah dadka diidan maamulka Khaatumo iyo Soomaaliland ayaa shaaca ka qaaday in shacabka Buuhoodle aysan dan gaar ah ka lahayn Cali Khaliif ayse ka hor imaanayaan cid walba oo la shaqaysa Soomaaliland.

Axmed Maxamuud Doolaal, ayaa sheegay in mudaharaadka maanta magaalada kadhacay wixii ka yimaada uu mas’uul kayahay maamulka Soomaaliland.

Doolaal waxa uu sheegay in xilligaan aysan doonayn Soomaaliland aysana marnaba wax wadahadal ah kala geli doonin jiritaanka iyo midnimada Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: