DHEGEYSO-Xisbiyada siyaasadeed ee Muqdisho oo soodhoweeyey doorashada Farmaajo.

Muqdisho, Feb 13 2017-Gudoomiyaha xisbiga midnimada qaranka Soomaaliyeed Yuusuf Cusmaan oo waraysi siinayey Daljir ayaa guul iyo isbedel ku tilmaamay doorashadii kadhacday Muqdisho. 

Yuusuf Cusmaan ayaa sheegay in madaxweynaha cusub iyo dowladdiisa looga baahan yahay sidii ay u qaban lahayd waxyaabaha dalka ka dib dhacay sanadihii ugu dambeeyey.

http://daljir.com//resources3/files/undefined

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com