DHEGEYSO-Puntland oo ka hadashay wadahadalada Khaatumo iyo Soomaaliland.

Garoowe, Feb 13 2017-Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa si kulul uga hadlay hadalo ka soo yeerayey maamulka Soomaaliland iyo Cali Khaliif Galayr.

Eng Camey ayaa sheegay in raadinta dhulka ka maqan Puntland aysan u oolayn dowladda oo kaliya haseyeeshee ay tahay waajibaad u yaal dhammaan umadda reer Puntland.

Waxa uu sheegay in hadalka ka soo yeeray Cali Khaliif ee ahaa in Soomaaliland iyo Khaatumo ay Puntland u midoobayaan uu yahay mid layska yiri, islamarkaana aysan wax dan ahu wadin shacabka Khaatumo.

http://daljir.com//resources3/files/undefined

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com