Roobab lixaad leh oo illaa iyo biloowgii bisha May hoorayey ayaa lagu doogsaday dad iyo deegaan. Hoos waxaan idin kula qaybsanaynaa dooxooyinka dalka iyo dib-u-soo-noolaanshaha daaqa deegaanka.
Xuquuqda waa Radio Daljir iyo Haashim Cismaan
Daljir Soomaaliya
COMMENTS
Assalaamu Calaykum , Radio Daljir Somalia , marka hore aad baanu idiinku bogaadinaynaa sida wacan ee aad xaqaa’iq jira noogu soo gudbisaan sida hagar la’aanta ah , marka xiga baadka , Doga iyo Dooxooyinka Cagaartay iyo Howshii abaartii siman ee isu gargaarka iyo kala bayhoofka Dadka reer guuraaga ah ee soomaaliyeed waa imtixaan alle xagiisa ah oo loobaahan yahay marka shidadana inaan u adkeesano oo u mahad celino , marka barwaaqadana aan ku faraxno oo iyana u mahad celino
Radio Daljir Somalia
ascl marka hore alle ayaa mahad leh ooo naga saaray dhibkiii iyonabaartiii dabada dheeraatay ilaahay adaaa mudan ammaaan iyo mahad celin sidooo kale RADIO DALJIR ayaaa mahad u celin waaayo marka waxaaa uu ka had danaha shacabka iyo dalka ani waxaan ku taxnahay caawa iyo daljir
Waa mahadsantihiin Daljir. Qoraalka waxa ku dartiin goobaha sawiradaan laga qaday.