MSF oo Gaalkacyo Dib uga Hawlgashay

MSF oo Gaalkacyo Dib uga Hawlgashay

Wasaarada caafimaadka Puntand ayaa daahfurtay mashruuca caafimaadka isbitaalada si loo daboolo baahida caafimaad ee bulshada Gaalkacyo iyo waliba dadka barakacayaasha ee ku dhaqan degmada. Wasaaradda ayaa kaashanaysa hay’adda “Dhaqaatiirta aan Xudduudda Lahayn ee MSF” oo hadda dib ugu soo laabatay magaalada Gaaalkacyo.

Warbixinta waxaa inoo haya Shaafici cQaadir Warsame

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com