Bannaambaxaan ayaa ka dhashay, weerarkii duqaymeed oo diyaarada aan duuliyaha lahayn ay ku beegsaday guriga Gen. Mahad Cavdiraxmaan oo ah taliyihii hore ee asluubta dawladda federaalka, weerarkaasi oo taliyihu ku dhaawacmay.
Diyaaradda weerarka geysatay ayaa ah sida ila kala duwan xaqiijiyeen noocyada Drone-ta ee Turkigu sameeyo, iyadoo banaanbaxayaashu dab qabadsiiyeen Calanka Turkiga.
Dadka bannaanbaxa dhigayey, waxay sidoo kale wateen Calanka Masar oo qayb ka ahaa diidmada dibadbaxayaasha.





COMMENTS