Dowladda Federalka ah iyo Maamul Goboleedyada oo Shir uga Furmayo Jowhar (dhegayso)

Shir looga hadlaayo Dhismaha dowladaha Hoose ayaa Saacaddaha soo socda waxaa lagu waddaa in uu ka furmo Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle, waxaana ka qeyb galaya Wasiirada Arrimaha Gudaha u qaabilsan maamul gobaleedyada, iyadoo la arkaayo masuuliyiin dhowr oo saacidihii ugu dambeeyay ku sii qulqulayay Jowhar.

Agaasimaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee maamulka Hirshabeelle Maxamed Caruush  oo waraysi siinayey idaacad fadhigeedu yahay Muqdisho ayaa sheegay in shirkaan uu furmaayo Saacaddaha soo socda.

DHEGAYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com