Dowladda Puntland oo Awaamiir Culus U Dirtay Laamaha Ammaanka

Dowladda Puntland oo Awaamiir Culus U Dirtay Laamaha Ammaanka

Dowladda Puntland ayaa amartay ku bixisay in lasii xoojiyo ammaanka deegaamada Puntland inta lagu guda jiro maalmaha Ciida si looga feejignaado iskuday kasta oo ay soo maleegaan kooxda Alshabab.

AKHRISO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Hanad mohamed ali 7054264 7 years ago

    Wa muhiin in la adkeeyo amaanka si loga hortago kuwa cadeystay in ay dhibateyan shacabka somaliyed inta lagu guda jiro malmaha ciida si ay shacabku farxadoda uso bandhigan

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com