Magaalada Ballibusle ee Gobolka Mudug waxaa galabta lagu aasay 5 qof oo maata ah oo xalay koox hubaysani midmid ugu dishay koonfurta Ballibusle, deegaanka loo yaqaan Farakalakac. Dhaawaca badbaaday waxaa loo soo qaaday magaalada Gaalkacyo sida uu Daljir Caawa u sheegay Gudoomiye kuxigeenka Degmada Jariiban, Axmed Nuur Kaarshe, oo haatan ku sugan magaalada Ballibusle.
Jamaal Faarax Aadan ayaa Guddoomiyaha wareystay.
Hoos ka dhegayso
COMMENTS