Fursado iyo Jagooyin ka Bannaan Golaha Aqalka Sare (Somali Senate)

Fursado iyo Jagooyin ka Bannaan Golaha Aqalka Sare (Somali Senate)

Baahin Jagooyin bannaan. Waxaa Aqalka Sare ee Soomaaliya ka bannaan fursadaha soo socda oo fadlan mid kasta goonidiisa u riix:

  1. Warqad Baahin Shaqo iyo Fursado Aqalka Sare
  2. Agaasimaha Waaxda Adeega Golaha, Guddonka iyo Hab maamuuska
  3. Xoghayaha Guud
  4. Agaasimaha Waaxda maamulka iyo maaliyada
  5. Agaasimaha Waaxda Xiriirka Dawlad Goboleedyada
  6. Agaasimaha Waaxda Qorsheynta, IT iyo Saxaafada
  7. Agaasimaha Waaxda Sharciyada iyo Kaydka

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso $1 Golis prepaid ah.

Qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga Golis, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]

FAALLOOYIN

Website 1
  • c.karin ahmed 4 weeks

    dhalinyaro dalka waa aragtaan ee shaqesta shaqo waa buux