Gaalkacyo: Shirka Nabadda Gobolka oo Furmay

Gaalkacyo: Shirka Nabadda Gobolka oo Furmay

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug waxaa saaka laga daahfuray shir looga arrinsanayo ammaanka Gobolka iyo sidii loo soo afjarilahaa colaadaha taagan. Shirka waxaa ka qaybgalay wasiiro Puntland iyo Galmudug, maamulka gobolka iyo kan degmada ee labada maamul, nabdoono, aqoonyahayno, ganacsato, iyo siyaasiin.

Warbixinta hoose waxaa inoo haya Shaafici CabdulQaadir Warsame.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com