Gaari Ciidanka AMISOM oo ku Gubtey Muqdisho

Gaari Ciidanka AMISOM oo ku Gubtey Muqdisho

Gaari ah kuwa gaashaaman ayaa dab qabsaday xilli uu socday KM 4, iyadoo aan la ogeyn sababta keentay.waxaan degdeg uga degay ciidamadii saarnaa, iyadoo la xiray wadooyinka gala km4 oo ah isgoys aad u mashquul badan.

Gaariga dabka qabsaday ayaa gubanaya waxaana dadka loo diiday in ay  u dhawaadaan, iyada oo laga cabsi qabo in ay qarxaan qalab iyo hub saarnaa gaariga, waxaana goobta gaaray gaadiidka dab damiska.

SAWIRRO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com