Qarax Kale, Gaarigii & Raggii Watay oo Bossaso lagu Qabtay (Sawirro)

Qarax Kale, Gaarigii & Raggii Watay oo Bossaso lagu Qabtay (Sawirro)

Ciidamada ammaanka ee dawladda Puntland ayaa ku qabtay gaari waxyaabaha qarxa sida oo la doonayey in lagaliyo gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland.

Ciidanka ayaa waxa ay soo bandhigeen, walxaha qarxa, qalabka isgaarsiinta, agab lagu sameeyo qaraxyada, taarikada gaadiidka oo laga leeyahay Soomaaliland iyo Galmudug.

Waxaa sidoo kale, ciidanku soo bandhigeen darawalkii gaariga siday qarax iyo rag kale oo la socdey oo dhammaantood la soo bandhigay.

SAWIRRO

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso $1 Golis prepaid ah.

Qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga Golis, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]

FAALLOOYIN

Website 1
  • shavi salatt 4 weeks

    ciidamada amaanka puntland aad bay umahdsanyihiin qabashada ay qapteen qarax lagu wax yaalayn lahaa shacabka puntland alx waxan leyhay allaha idin lagarab galo shaqadaad qabateen