Gabar Maanso ku Cabiraysa Muuqaalada laga Soo Duubay Dhalinyarada Maggafe u Qafaalan (dhegayso)

Gabar Maanso ku Cabiraysa Muuqaalada laga Soo Duubay Dhalinyarada Maggafe u Qafaalan (dhegayso)

Xaliima Siciid Maxamuud waa gabr ku nool magalada Qardho waxay maanso ka tirisay tahriibta gaar aah dhacdooyinkii maalmahaan baraha bulshada looga hadlayey, waxaana waraystay Maxamuud Cabdirisaaq Fantastic.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 3
  • abdirahman 7 years ago

    wlhi waa dhacdo aad u xanuun badan

  • farey cabdisalaan 7 years ago

    walaahi waa dhibaato ku habsatay umada soomaaliyeed laakiin bi`idnilaahi cadhiim waa laga baxayaa

  • farey cabdisalaan 7 years ago

    walaahi waa dhibaato ku habsatay umada soomaaliyeed

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com