Galmudug oo Hakisey Xiriirka Wasaaradda Waxbarashada Cabashana Gudbisey

Galmudug oo Hakisey Xiriirka Wasaaradda Waxbarashada Cabashana Gudbisey

Wasaarada Waxbarashada Galmudug ayaa sheegtay in ay hakisay xiriirkii ay lala laheyd Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya. Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Waxbarashada Galmudug, Abshir Cabdi Shiiqoow, ayaa sheegay in ay joojiyeen wada shaqeyntii ay la lahaayeen Wasaaradda Waxbarashada Dowladda  Soomaaliya. Sidoo kale waxaa uu sheegay in Galmudug aan wali la soo gaarsiin lacagihii loogu tala galay in lagu qaado imtixaanada Ardayda dugsiga Sare.

Cumar Lakiman ayaa soo jeedinaya Warbixin ku saabsan go’aanka Wasaaradda Waxbarashada Galmudug.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com