Ganacsiga Suuqyada Bossaso oo 4 Beri Kaddib Dib u Furmay (dhegayso)

Ganacsiga Suuqyada Bossaso oo 4 Beri Kaddib Dib u Furmay (dhegayso)

Muddo afar maalmood ah kaddib waxaa maanta dib u furmay suuqyada magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, kabacdi cabasho ganacsatadu ay ka keeneen canshuur dowladdu ku soo rogtey.

Weriye Xasan Haykal ayaa magrafoonka Daljir la dhex qaaday suuqa weyn ee Bossaso.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com