Taliye Aadan Nuur Qaal oo ka Hadlay Dilka Duleedka Gaalkacyo (dhegayso)

Taliye Aadan Nuur Qaal oo ka Hadlay Dilka Duleedka Gaalkacyo (dhegayso)

Duleedka Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa xalay lagu dilay labo nin oo watay gari nooca raxada ah isla markaana ku sii jeeday deegaanka Bacaadweyn, waxaana arrinkaasi ka hadlay taliyaha qaybta booliska gobolka Mudug, Aadan Nuur Qaal.

DHEGAYSO

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com